Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qoyska iyo Safaaradda Sacuudiga oo hirgelinayo mashaariic dhowr ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qoyska iyo Safaaradda Sacuudiga oo hirgelinayo mashaariic dhowr ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Safaaradda Sacuudiga ayaa ka wada shaqeyn doona mashriic kala duwan, kuwaas oo kala ah; dhismaha xarumo Dugsiga Qur’aanka lagu baro carruurta Soomaaliyeed iyo xarumo lagu taagaerayo haweenka danyarta ah si loo horumariyo xirfaddooda iyo in laga hirgelin doono guud ahaan dalka.

Sidoo kale kulanka ay wada yeesheen Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta xaquul Insaanka XFS, mudane Mudane Bashiir Maxamed Jaamac iyo Danjiraha Boqartooyadda Sacuudiga Danjire Mohamed Bin Ahmed ayaa la isku afgartay in iskaashiga labada dal in la xoojiyo isla markaana xiriirka labada dhinac ee Wasaaradaha Qoyska ee dalalka Soomaaliya iyo Sacuudiga ay adkeeyso Safaaradda Sacuudiga, si ay isku dhaafsadaan labada dhinac xogaha, Aqoonta iyo kor u qaadista aqoonta howl-wadeennada iyo khuburada Wasaaradaha.

Related posts

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026

Kulankaan maanta ka dhacay xarunta Safaaradda Sacuudiga Soomaaliya ayaa kusoo dhammaaday in la joogteeyo kulamada iyo dardar-gallinta madhriicda wax-ku-oolka ah, waxaana kulanka qeyb ka ahaa madax ka socotay Wasaaradda iyo diblomaasiyiin ka tirsan Safaaradda.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheikh oo darajada Sareeeye Gaas u dallacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska

Next Post

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Lataliyeyaasha arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Lataliyeyaasha arrimaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In