Friday, August 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caddaaladda oo sagootiyay sharci yaqaanno waxbarasho ka helay dalka Turkiga

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caddaaladda oo sagootiyay sharci yaqaanno waxbarasho ka helay dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa munaasabad sagootin iyo dardaaran ah Muqdisho ugu qabatay sharci-yaqaanno ka tirsan howl-wadeennada Wasaaradda oo waxbarasho sare ugu baxaya dalka Turkiga.

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo munaasabadda ka hadlay ayaa qiray in sababta ay howlwadeennada ugu direen takhasuska sharciyeed ay tahay in heerka aqoonta sharciga ee dalkeenna sare loo qaado si dalka iyo dadka Soomaaliyeed loogu difaaco qaanuunka hortiisa.

Related posts

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026

Howl-wadeennada ay wasaaraddu waxbarashada sare u dirtay oo munaasabadda sagootinta iyo dardaaranka uga mahad-celiyay wasiir Xasan Macallin ayaa ballan qaaday in ay huri doonaan dadaalkooda ugu sarreeya si aqoon iyo khibrad sare ay dalka ugu soo celiyaan.

Wasiirka ayaa kula dardaarmay shariyaqaannada fursadda la siiyay in ay si wanaagsan wax usoo bartaan si ay naftooda, dadka iyo dalka Soomaaliyeed u anfacaan.

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Next Post

R/W Xamse oo ka qeyb galay Munaasabada uu xilka kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Booliskaย 

Next Post
R/W Xamse oo ka qeyb galay Munaasabada uu xilka kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Booliskaย 

R/W Xamse oo ka qeyb galay Munaasabada uu xilka kula wareegayay Taliyaha Cusub ee Booliskaย 

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฅ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐˜„๐—–๐—ฎ๐—น๐—ถ, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hayโ€™adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐ž๐ฅ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฑ๐ฎ๐›๐ง๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ข๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐ž๐ž ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š

Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In