Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Baarlamaanka oo ansixiyey Xeerka Ururrada iyo Xisbiyadda Siyaasadda JFS 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Ku meel gaarka ah ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo Baarlamaanka ayaa labada aqal ka hor Akhriyay wax ka badal lagu sameeyey hindise sharciyeedka ururada iyo xisbiyada siyaasadda ee Dalka.

Intaas kadib Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay natiijada, isagoo sheegay inay Xeerka ogolaatay 177 Xildhibaan, waxaana ka aamusay hal mudane,ma jirin Xildhibaan diiday.

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tan iyo horaantii bishan toos u guda galay dhameystirka Xeerka doorashooyinka Qaranka si shacabka Soomaaliyeed u heleen xuquuq dhameystiran oo ku aadan qof iyo cod, si meesha looga saaro doorasho dadban oo uu dalka ku sii jiro.

Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga mahaceliyey ansixinta sharciga Ururada iyo Xisbiyada siyaasadeed ee Dalka.

Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hay’adda UNDP 

Next Post

Safiirka Danmark oo raali galin ka bixiyay hadal uu ugu gafay Wadajirka dhuleed ee JFS

Next Post
Safiirka Danmark oo raali galin ka bixiyay hadal uu ugu gafay Wadajirka dhuleed ee JFS

Safiirka Danmark oo raali galin ka bixiyay hadal uu ugu gafay Wadajirka dhuleed ee JFS

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In