Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda KGS oo tababar ka daah-furay Baraawe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda KGS oo tababar ka daah-furay Baraawe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baraawe ka furay tabar ku saabsan xog aruurin lagu sameynayo qeybaha ganacsiga ee ka jira Degmada Baraawe.

Furitaanka tababarkan ayaa waxaa ka qeybgaley Guddoomiyaha Degmada Cumar Cabdullaahi Maxamed iyo qaar ka mid ah gudiga Maaliyadda Golaha deegaanka ee Degmada Baraawe ee caasimadda Koonfur Galbeed.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Tababarka oo uu furey Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudude Qaasim Maxamed Abuukar ayaa diiradda lagu saarayey xog aruurin lagu sameynayo qeybaha kala duwan ee ganacsiga ka jira Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha Hoose

Wasiir Qaasin Maxamed Abuukar oo la hadlay Warbaaahinta Qaranka ayaaa sheegay in tababarkan looga gol’leeyahay sidii kor loogu qaadi lahaaa dakhliga gudaha iyo uruurinta xogta ganacsiga degmada taasi oo loo marayo hanaan casri ah.

Xog aruurintan ayaa socon doonta Muddo 8 cisho ah, iyadoo ay ka faaiideysan doonaan 6 xubnood oo Wasaaraddu ay u soo xushay.

Dhankale Wasiir qaasim Maxamed ayaa sheegay inuu kormeer uu ku sameysay goobaha lagu uruuriyo canshuurta Wasaaradda Maaliyadda ee degmada Baraawe, si uu ugu kuurgalo howlaha canshuur aruurinta ee Kastanka Baraawe ee hoostaga Wasaaradda.

 

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo shirka Guddiga Joogtada ah Warfaafinta Carabta uga qayb galay Abu Dhabi

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Banaadir

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In