Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Finland ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan la qaatay Safiirka Finland ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada Xukuumadda Dan-QARAN Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka dalka Filand u fadhiya Soomaaliya iyo Kenya Danjire Pirkka Tapiola, Finland.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ka midyahiin Xoojinka Iskaashiga ka dhexeeya labada dal, Arrimaha la xariira Isbeddalka Cimilada, xoojinta barnaamiyada iyo horumarinta taageerada Soomaaliya, ee dhanka deegaanka, sidoo kale wax ka qabashada Arrimaha deegaanka, u adkeysiga Cimilada, La-qabsiga iyo Horumarinta karaanka Aadamaha ee la xariira Arrimaha deegaanka iyo Cimilada oo ay dowladda Soomaaliya ka taageerayso Jaamacada dalka Filand ugu waa wayn, sidoo kale waxa ay Wasiir Bashiir iyo Danjire Pirkka Tapiola hoosta ka xarriiqeen dar-dargalinta Is-afgarad ay dowladaha Soomaaliya iyo Filand horey u gaarayn, si looga faa’iideysto fursadaha lagu xoojinayo Deegganka iyo Isbeddalka Cimilada.

Related posts

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026

Ugu dambeyn kulanka waxaa ku wehliyay Wasiir Bashiir Maxamed Jaamac, Safirika Dalkeena Soomaaliya u fadhiya Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle, Khubrada Wasaaradda Deegaanka iyo Dibloomsiyiinta Safaaradda, iyadoo dhanka kale Danjiraha Filand kulanka kala qeybgalay Ku xigeenka Madaxa howl-galka Soomaaliya Marwo Nelli Mikkola iyo Xog-ahayaha Koowaad ahna ku xigeenka Wakiilka Joohta Hay’adda UNEP iyo UN Habitat.

Previous Post

Wasiir Bashiir iyo Inger Andersen oo kullan mira-dhal ah yeeshay

Next Post

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo soo Gaba-gabeeyey Shirka SHIIP oo ka socday Nairobi

Next Post
Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo soo Gaba-gabeeyey Shirka SHIIP oo ka socday Nairobi

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo soo Gaba-gabeeyey Shirka SHIIP oo ka socday Nairobi

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In