Thursday, August 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo kormeeray howlaha beni’aadannimo ee SoDMA dalka waddo ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa kulan wax-ku-ool ah la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, Guddoomiye ku-xigeenka, hoggaanka kale iyo howl-wadeennada Hay’adda.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa lala wadaagay warbixinta xaaladda abaarta dalka ka jirta, dadaallada gargaarka ee socda, qorshayaasha yareynta khataraha musiibooyinka, u adkaysiga aafooyinka, dadaallada wacyi-galinta ee looga hortagayo colaadaha sokeeye oo dhibaato beni’aadannimo sababa, guulaha la gaaray iyo caqabadaha jira.

Related posts

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo  kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

August 6, 2026

Mudane Saalax ayaa hoggaanka iyo hawlwadeennada SoDMA ku bogaadiyay gudashada wajibaadka shaqooyinka ay Hay’addu Dowladda Soomaaliya masuulka kaga tahay, gaar ahaan howlaha maareynta musiibooyinka, isagoo ku dardaarmay sii dardargelinta howl-gallada bani’aadannimo xilligaan adag ee abaartu taagan tahay.

Previous Post

Wasiirka Shaqada oo faah faahin ka bixiyay heshiis shaqa abuur oo dowladda la gashay Sacuudiga

Next Post

Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya

Next Post
Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Safiirka Denmark ee Soomaaliya

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

Golaha Wasiirrada XFS oo sixid ku sameeyay magacaabis hore

August 6, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeed, dhagaystayna warbixino muhiim ah, sidoo kalena sixid ku sameeyay magacaabis hore.

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo  kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS Soomaaliya oo kulan la yeeshay Boqorka Urdun Cabdalla II

August 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa isaga iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda...

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

Taliyaha Ciidanka XDS oo qaabilay wafdi ka socday Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia, Kenya iyo Uganda

August 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wufuud ka socotay Ciidamada Difaaca dalalka Ethiopia,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Laascaanood

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Laascaanood

August 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta Dowlad Goboleedka Waqooyi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In