Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ee bisha Ramadaan.
sanadkan oo tartanku ay ka qeybgalayaan ilaa iyo 32 degmo ayaa waxaa wareegga xigga u soo gudbay 16 degmo.