Xukuumadda DanQaran, oo ka duulaysa mas’uuliyadda dastuuriga ah ee saaran, waxa ay mudnaan gaar ah siisay adkaynta midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo qaadday tallaabooyin siyaasadeed, sharci iyo diblomaasiyadeed oo lagu ilaalinayo wadajirka dhuleed iyo madax-bannaanida Qaranka.
Lifaaqa hoose waxaan ka eegi kartaa tallaaboooyinka ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u qaaday dhinacyada kor ku xusan.











