RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub ee maamulkaas, iyadoo wareegto ka soo baxday xafiiskiisa hoggaamiyaha lagu shaaciyay xubnaha Golaha Wasiirrada ee hoggaamin doona hay’adaha kala duwan ee dowladda.
Qaybta Hoose Ka Akhriso Magacyada Xubaha Golaha Wasiirrada;-











