Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel).
Mudane Xamsa oo cuskanaya qodobada 119-aad, farqada (D) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ u magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel).
Raโiisul Wasaare Xamsa ayaa Mudane Mustaf kula dardaarmay shaqo gudasho hufan iyo dardargalinta waajibaadka Xarunta Halmeel ee loo igmaday










