Saturday, November 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
16 minutes ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qaybgalay Kalfadhiga aan Caadiga ahayn ee Golaha Fulinta Midowga Afrika (AU Executive Council).

Wasiiru Dowlaaha ayaa shirka ka sheegaay in Midowga Afrika yeesho nidaam dhaqaale oo isku filan, isla markaana la xoojiyo Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika (AU Peace Fund), si loo helo dhaqaale ku filan oo joogto ah.

Related posts

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

November 14, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026

Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay hirgelinta Go’aankii Kigali ee canshuurta 0.2% ee badeecadaha qaaradda laga soo dejiyo.

Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa uga mahadceliyay dowladda Ghana martigelinta kulanka, wuxuuna soo dhoweeyay iskaashiga la soo jeediyay ee lala yeelanayo hay’adaha maaliyadeed ee dhinacyada badan ee Afrika.

Wasiirka ayaa sidoo kale taageeray dib u habaynta lagu mideynayo waajibaadka iyo shaqooyinka Guddiga Midowga Afrika, waxa uu uga mahadceliyay dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika taageerada ay howlgalka AUSSOM ku siiyeen Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika, isaga oo xusay in dakhliga ka soo xarooda maalgelinta sanduuqaasi uu sii taageero mudnaanta iyo baahiyaha qaaradda.

Ugu dambayn, waxa uu sheegay muhiimadda ay leedahay in Afrika ay iyadu hoggaamiso xal u helidda caqabadaha qaaradda, iyadoo la xoojinayo midnimada, iskaashiga iyo isku filnaanshaha dhaqaale ee Afrika.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Next Post

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Next Post
Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa magaalada...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada

November 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta arrimaha Dalxiiska labada dal

November 11, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In