Sunday, November 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
15 minutes ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa hambalyo iyo bogaadin u jeediyey Hobollada Qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi oo door weyn ka qaatay dagaalka diblomaasiyadeed ee Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed ay uga hortegayaan farogelinta gardarrada ah ee dowladda Imaaraadka Carabta ay ku heyso arrimaha gudaha Soomaaliya.

Waxaa xusid mudan in mid kamid ah heesihii ugu dambeeyey ee Kooxda Waaberi ay toddobaadkaan aad ugu faaftay dunida Carabta, taas oo kooxdu ay ku muujisay dhagarta dowladda Imaaraadku ay ku hayso dalalka nugul ee Islaamka, sida Soomaaliya, Libya, Yemen iyo Sudan.

Related posts

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

November 22, 2026

Maareeyaha Golaha Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka Abwaan Cismaan Cabdullahi Guure ayaa Wasiir Cabdifitaax Qaasim uga mahadceliyey sida uu u dhiirrigelinayo fannaaniinta iyo hal-abuurka Soomaaliyeed, si ay u sii xoojiyaan doorkooda soo saaridda murti lagu difaaco dalka, kana qeyb qaadata midnimadda umadda Soomaaliyeed.

Wasiir Cabdifitaax Qaasim ayaa xusay in heesaha, gabayada iyo farriimaha guubaadada ah ee Hobollada Qaranka ee Waaberi ay door weyn ka qaataan wacyigelinta bulshada, kobcinta waddaniyadda iyo ku dhiirrigelinta muwaadiniinta ee jacaylka dalkooda.

 

Previous Post

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka...

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo amniga Caalamka xog-uruurin ku sameysa ayaa soo saartay warbixin amniga...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qaybgalay Shirweynaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 21-ka November

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 21-ka November

November 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan munaasabadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In