Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xerada gaadiidka ciidanka xoogga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka oo kormeeray xerada gaadiidka ciidanka xoogga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xerada gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee degmada Waaberiย  halkaasoo uu tababar uga socdo askar ka tirsan ciidanka, kuwaasoo loo tababarayo wadista gawaaarida iyo farsamadooda.

Abaanduulaha ayaa ugu horeyn salaam sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee tababarka u socda, waxaana uu intaa kaddib kormeer ku sameeyay fasalada ay casharada ku qaataan, iyagoo qaarkood warbixin kooban abaanduulaha ka siiyay sida ay wax u bartaan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Madaxa hogaanka gaadiidka ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle sare Maxamed Maxamuud Garabey ayaa sheegay in kormeerka abaanduulaha ay dhiira gelin u tahay ciidanka tababarka u socdo.

โ€œSharaf ayay noo tahay in abaanduulaha uu na soo booqdo, waxaan dareemeynaa in aan horumar sameyneyno, haddii ay ahaan lahayd xagga waxbarashada iyo xiriirka aan la leenahay shacabka, runtii tani waxa ay dhiiri gelin u tahay ciidanka tababarka qaadanayaโ€ ayuu yiri Gaashaanle sare Maxamed Maxamuud Garabey.

Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa sheegay in askarta uu tababarka u soconayo ay qeyb ka yihiin qorshaha diyaarinta iyo tayeynta ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ee ay dowladda waddo.

โ€œHalka aan soo booqanay waa xerada gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaan ugu talagalnay in lagu tababaro ciidankii wadi lahaa gaadiidka cusub ee nalagu deeqay, runtii waxaa kaloo ay baranayaan farsamada gaadiidka nuucyadooda kala duwan, waxaan u rajeynayaa inay ka soo bixi doonaan ciidan leh farsamada gaadiidkaโ€ ayuu yiri Abaanduulaha ciidanka Xoogga.

Wasaaradda difaaca Soomaaliya ayaa mudooyinkan dambe waxa ay waday qorshayaal ay ku dooneyso in ay dib ugu howlgeliso xarumihii Wasaaradda ee magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka, taasoo qeyb ka ah hanaanka la doonayo in dib loogu soo celiyo awoodii iyo heybadii uu laa ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ciidamada amniga oo ku guuleystay inay qarax ka furaan gaari lagu soo xiray

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In