Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afhayeenka Ciidamadda Militariga ee G/Hiiraan “Waxaan dilnay 30 ka mid ahaa Maleeshiyada Al shabaab”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Afhayeenka Ciidamadda Militariga ee G/Hiiraan “Waxaan dilnay 30 ka mid ahaa Maleeshiyada Al shabaab”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

 Ciidanka Qalabka ee Soomaaliya sida ayaa Howlgalo kabilaabay Deegaano badan oo hoos taga Gobolka Hiiraan, iyadoo Howlgaladaas guulo laga soo hoyay waxaana lagu dilay Tiro badan oo ka mid ahaa Nabad diidka Al shabaab.

Maxamed Nuur Cagajoof Afhayeenka Ciidamadda Milatariga ee Gobalka Hiiraan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faahfaahiyey howlagalo Maleeshiyaadka Al Shabaab rag looga laayey isla markaana looga furtay Saanad Ciidan.

“Waxaan Dilnay Maleeshiyaad aad u badan oo tiradooda aan kuugu sheegi karo ilaa 30 Dagaalame, sidoo kale waxaan kaqab sanay Deegaano ay Dadka Danyarta ah ku dhimaateyn jireen xili kasta”

Howlgalada ayaa ka qabsoomay sida Afhayeenku sheegay Wadooyinka marinka Maleeshiyaadka Al Shabaab oo isku xira Degmooyinka Baladweyne, Maxaas iyo Matabaan.

Waxaa Bilooyinkii ugu danbeeyey Deeganada Gobolka Hiiraan ka jirtay Abaabul xoogan oo lagula Dagaalamaayo Maleeshiyaadka Kooxda Al Shabaab oo dadka Xoolo dhaqatada ah dhac iyo boob ku hayey.

Previous Post

Toronto oo ay ku dhufatay Dabeyl wadata Baraf iyo Roob xoogan iyo Qasaaro kadhashay+Sawirro

Next Post

Horseed iyo Jenyo Maxaa Kala Haysta Galabta

Next Post
Horseed iyo Jenyo Maxaa Kala Haysta Galabta

Horseed iyo Jenyo Maxaa Kala Haysta Galabta

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In