Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay guddiga udxiyada

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay guddiga udxiyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadam Muuse, ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Guddiga Udxiyada Gobolka Banaadir iyo Hay’addaha ka shaqeeya bixinta Xoolaha udxiyada.

Agaasime Cabdullaahi oo sidoo kale ah Gudoomiyaha Guddiga Udxiyada Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Hay’addaha Udxiyada in Xoolaha Udxiyada la gaarsiiyo Degmooyinka Gobolka Banaadir lagana warqabo dadka Barakacayaasha iyo dadka danta yar ee ku nool Magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026

Shirka inta uu socday waxaa warbixin looga dhageystay Hay’addaha Udxiyada bixiya iyagoo ka hadlay caqabaha mararka qaar lasoo gudboonaada iyo Sanadkaan qorshahoodi xoola qeybinta ee Gobolka Banaadir.

Gaba gabadii Shirka waxa Guddiga Udxiyada Gobolka Banaadir uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Iyo wacyigelinta G.Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadam Muuse iyo Hay’addaha ka shaqeeya udxiyada ay isku raaceen in si wadajir ah loogu adeego Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Caasimadda si simanna loo qeybiyo Xoolaha Udxiyada.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay wada shaqeynta Booliska iyo hay’addaha Cadaaladda

Next Post

Wasiirka Amniga oo la kulmay James Swan

Next Post
Wasiirka Amniga oo la kulmay James Swan

Wasiirka Amniga oo la kulmay James Swan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo magacawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta KGS

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa magacowday Guddiga Farsamada ee wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Guddigan farsamo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Isimada Puntland

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay...

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

Wafdi ka socda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Bariga Africa

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

Dowladda Soomaaliya oo dib dalka ugu soo celinaysa 400 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo sugan Libya

April 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In