Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo qaabilay Wafdi ka socday UNICEF “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo qaabilay Wafdi ka socday UNICEF “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimana Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa saaka ku soo dhaweeyay xarunta dhexe Wafdi heer sare ah oo ka socda Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrinaha carruurta.

Wafdigan oo ay hogaaminaysa madaxa qaybta Waxbarashada ee Hay’adda UNICEF, Emmanuelle Abrioux, ayuu agaasimaha guud ku soo wareejiyay xafiisyada kala duwan ee hawlwadeennada agaasinku ku shaqeeyaan, iyadoo wafdigu uu kulan isbarasho iyo xog iswaydaarsi ah la qaatay dhamaan Agaasimayaasha iyo la taliyayaasha Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Gabagabadii Agaasimaha Guud iyo wafdiga ayaa kulan gaar ah ku yeeshay Xafiiskiisa, waxa uuna uga warbixiyay waxqabadka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir muddadii koobnayd uu shaqaynayay, adeegyada casriga uu bixyo, iyo qorshayaasha horumarinta Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa wuxuu u taaganyahay horumarinta iyo tayaynta Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Previous Post

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo Galmudug ku wareejiyay agabka doorashada “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka iyo Duqa Muqdisho oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Caafimaadka "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In