Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda oo kulan la qaatay wafdi ka socday Maamulka Jaamacadda Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda oo kulan la qaatay wafdi ka socday Maamulka Jaamacadda Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Yuusuf ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi ka socday maamulka Jaamacadda Muqdisho.

Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa isbarasho, is xog-wareeysi iyo wadashaqeen sidii loo xoojin lahaa oo loona hormarin lahaa ardada ay Wasaaradda Cadaaladdu siisay deeqda Waxbarasho ee kulliyadda Qaanuunka, taasi oo ay fanka bixiso Hay’adda UNDP.

Related posts

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026

Sidoo kale inta uu kulan ka socday ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda waxa uu tilmamaay in ardadaas ay yihiin mustaqbalka dadka ka shaqeeen lahaa bahda Cadaaladda iyo Garaoorka, loona baahanyahay in sare looqaado aqoontooda, tababaro la siiyo iyo in ay hellaan meelo ay ku shaqo bartaan (internship) oo ay Wasaaradduna ula diyaar tahay.

Agaasime Axmed ayaa u mahadceliyey wafdiga ka socday Jaamacadda Muqdisho kuna amaanay Waxbarashada tayada leh ay bixiyaan, ugana faa’iideestaan Ummudda Soomaaliyeed.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada “SAWIRRO”

Next Post

Danjirayaasha Soomaaliya u jooga Dalalka South Sudan iyo Erhiopia oo ka Tacsiyeeyey Geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland

Next Post
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho

Danjirayaasha Soomaaliya u jooga Dalalka South Sudan iyo Erhiopia oo ka Tacsiyeeyey Geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In