Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo daah furay Barnaamij looga hadli doono ka hortagga fikirka xagjirnimada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo daah furay Barnaamij looga hadli doono ka hortagga fikirka xagjirnimada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Islaamka iyo Nabadda oo ay ka qeyb-galayaan Culumada Soomaaliyeed oo si todobaadle ah uga bixi doono Radio Muqdisho.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay istuudiyaha 8aad ee Radio Muqdisho ayaa ugu waxaa ka hadlay Agaasimaha Radio Muqdisho Yaxye Cali Faarax oo tilmaamay in idaacadda lagu soo kordhiyay Barnaamijka Islaamka iyo Nabadda oo noqon doono barnaamij todobaadle ah, loogana hadli doono waxa ay ka qabto shareecada Islaamka Nabadgelyada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala oo daah furay barnaamijka ayaa ugu baaqay culumada Soomaaliyeed inay ka qeyb  qaataan barnaamijkan, maamulkana uu soo dhaweynaya doorka culumada uga aadan ka wacyigelinta bulshada fikirka xagjirka ah.

Barnaamijka Islaamka iyo Nabadda ayaa looga hadli doonaa sidii bulshada loo siin lahaa wacyigelin ku aadan ka horgatagga fikirka xagjirnimada ah

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha “SAWIRRO”

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee caafimaadka Xoolaha “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In