Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xog aruurinta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xog aruurinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare mudane Maxamed Caabbi Xassan ayaa soo xiray kulan looga doodayay haananka Kormeerka, xog aruurinta iyo tayeynta Maamulayaasha Iskuulada oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Taya dhowrka iyo halbeegyada ee Wasaaradda Waxbarashada, ayna ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha, Lataliyayaal Sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo taclinnta Sare ee Soomaaliya.

Kulankaan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii dalka looga hurumarin lahaay dhinacyada kormeerka goobaha Waxbarashada, tayeynta Maamulayaasha iskuuladda iyo Macalimiinta dalka kuwaasi oo baahi wayn ay u qabaan ardayda Soomaliyeed iyo waalidiintooda.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb gashay shir looga hadlayay horumarinta adeegyada caafimaadka

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika

Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeybgalay shirka Wasiirada Maaliyadda Afrika

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In