Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dawladda Kenya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dawladda Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta  Magaalada Nairobi kula kulmey dhiggiiisa dalka Kenya, kadib martiqaad rasmi ah oo uu ka heley.

Kulanka oo ay sidoo kale ka qeyb galeen saraakiil sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya ayaa looga hadley Isku-socodka dadka ee labada dalka, Tahriibka, Isdhaafsiga xogaha iyo khibradaha, waxaana la isla qaatey in iskaashi joogta ah laga yeesho arrimahaasi.

Agaasimaha socdaalka Kenya ayaa u xaqiijiyey agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in Kenya diyaar ugu tahey iskaashi dhinaca socdaalka, waxaana joogto noqon doona kulamada iyo booqashooyinka labada dhinac.

Soomaaliya iyo Kenya ayaa leh xuduud dhinaca dhulka ah oo aad u dheer iyo sidoo kale duulimaadyo toos isugu gudbo.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada XFS oo daah furay mashruuc kor loogu qaadayo xirfadda farsamada gacanta

Next Post

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay “Sawirro”

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay “Sawirro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In