Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo booqday Xarumaha Laanta Socdaalka ee dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo booqday Xarumaha Laanta Socdaalka ee dalka Jabuuti “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Dawladda Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Koofi iyo wefdi uu hoggaaminayo oo weli safar shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa booqdey qaarka mid ah xarumaha laanta socdaalka ee dalka Jabuuti sida:-

1) Garoonka diyaaradaha Magaalada Jabuuti.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

2) Xarunta laga bixiyo baasaboorka Jabuuti.

3) Xadka Soomaaliya iyo Jabuuti ee Lowya-cado dhinaca Jabuuti.

4) Dugsiga tababarka Booliiska iyo saraakiisha Socdaalka.

Agaasimaha iyo wefdigiisa ayaa xarumahaan kula kulmey saraakiisha Jabuuti ee ka howlgasha, waxayna warbixin ka siiyeen hanaanka shaqo iyo sida ay diyaar ugu yihiin in ay tababar siiyaan saraakiisha socdaalka Soomaaliya, Agaasimaha iyo wefdigiisa ayaa kusoo arkey meelaha ay tageen hab shaqo oo ku dayasho mudan.

Sidoo kale agaasimaha ayaa salaan ka qaatey saraakiisha iyo askarta Soomaalida ah ee ku jira tababarka dugsiga booliiska Jabuuti , isaga oo kula dardaarmey in ay si fiican ugu diyaar garoobaan waajibaadka kusoo fool leh tababarka kadib.

Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa leh xariir dhinac walba, waxaana dhowaan dalka Jabuuti tababar u tagi doona saraakiil ka socota hay’adda, iyadda oo sidoo kale dhowaan la sameynayo iskaashi joogto ah oo dhinaca socdaalka ah.

 

Previous Post

17-JIRADA SOOMALIYA OO GARAACDAY UGANDA

Next Post

FINAL-KA SOOMAALIYA Vs TANZANIA

Next Post
FINAL-KA SOOMAALIYA Vs TANZANIA

FINAL-KA SOOMAALIYA Vs TANZANIA

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In