Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha maamulka hey’adda lacagta aduunka oo soo dhaweysay horumarka iyo qorshaha deyn Dhaafka Soomaaliya

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha maamulka hey’adda lacagta aduunka oo soo dhaweysay horumarka iyo qorshaha deyn Dhaafka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF ayaa Warsaxaafadeed ay soo saartay kadib markii ay ansixisiyeen Guddiga Fulinta ee IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya:

“Maanta Guddiga Fulinta Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) wuxuu meel mariyey qorshe maaliyadeed oo gacan ka geysanaya abaabulidda ilaha looga baahan yahay IMF si ay u qaadato doorkeeda deyn dhaafka Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qorshahan wuxuu ku tiirsan yahay dadaal ballaaran oo caalami ah, oo ku saleysan deyn cafinya oo ay ka yihiin xubnaha kaalmooyinka lacageed  bixiya iyo xadilaga helayo ilaha gudaha ee hey’adda lacagta aduunka”

“Tani waxay muujinaysaa muhiimadda In laga caawiyo Soomaaliya talaabo ay u qaado in laga caawiyo inay ku soo noqoshada hannaankii caadiga ahaa xiriirka dhaqaalaha caalamiga ah iyo horumar laga sameeyo deyn dhaafka iyada oo loo marayo hal abuurka deyn cafinta wadammada faqriga(HIPC)”.

“Cafinta deymaha Soomaaliya waa mid ka mid ah waxyaabaha horutabinta u leh Hey’adda Lacagta aduunka waxaan dhiiri galinayaa teegaarada ka imaanaysa xubnaha muhiimka u ah arinkan garoowshahooda in Soomaaliya ay horumar la taban karo ka sameysay dib u habeynta dhaqaalaha si waafaqsan barnaamijka kooxda la socodka hey’adda lacagta aduunka (SMP)”.

“Barta go’aan qaadasha hal abuurka deynta Cafinta wadamada faqriga ah (HIPC) wuu bilaabanayaa qorshihiisa sida ugu dhaqsiyaha badan marka ay xubnaheenu na siiyaan waxyaabaha lagama maarmaanka u ah deyn cafinta, waxaan filaynaa in masuuliyiintu sii wadaan dib u habeynta dhaqaalahooda tani waxay caawinaysaa furida ilaha dhaqaalaha si Soomaaliya u gaarto horumar balaaran iyo yareynta Afrika” ayay tiri Agaasimaha maamulka hey’adda lacagta aduunka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ku soo dhaweeyey Warasaxaafadeedka kasoo baxay Agaasimaha maamulka hey’ada lacagta adduunka, waxaana uu sheegay in Soomaaliya ka go’an tahay in laga cafiyo deymaha lacageed ee lagu leeyahay.

Previous Post

Wasiir Sadiiq Warfaa oo la kulmay dhigiisa Sacuudiga

Next Post

Wasiirka Boostada oo ka qeyb galay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee Jaamacadda Carabta

Next Post
Wasiirka Boostada oo ka qeyb galay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee Jaamacadda Carabta

Wasiirka Boostada oo ka qeyb galay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee Jaamacadda Carabta

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In