Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Machadka Caafimaadka Qaranka oo qaabilay wafdi ka socday WHO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Machadka Caafimaadka Qaranka oo qaabilay wafdi ka socday WHO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Machadka Caafimaadka Qaranka Dr Xuseen Abuukar Muxiidiin ayaa xarunta Machadka ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaali oo uu hogaaminayay Dr Henery, madaxa emergensiga ee WHO kulankan ayaa diiradda lagu saarayay xaaladaha caafimaad ee dalka iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah oo ku saabsan caafimaadka guud.

Agaasimahu wuxuu muujiyay diyaar garowga Machadka ee la shaqeynta hay’addaha Caafimaadka Aduunka xaaladaha deg-degga ah kadib kulanka ayuu Agaasimaha wafdiga ku soo wareejiyay qaybaha kala duwan ee Machadka isagoona uga warbixiyay shaqooyinka iyo doorka Machadka ee xaaladaha degdegga ah iyo xog-ururinta dhacdooyinka caafimaad.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu dambeyn Dr Xuseen Abuukar Muxiidiin ayaa xoojiyay in iskaashigan uu lagama maarmaan u yahay sidii dalku ula jaanqaadi lahaa horumarka caafimaad ee caalamka Wuxuu intaa ku daray in booqashadan ay muujinayso in Machadku diyaar uyahay ka shaqaynta in dalku uu ka jawaabi karo xaalad walba oo dagdag ah sidoo kalena bulsha waynta Soomaaliyeed ay ku heli lahayeen adeegyo caafimaad oo tayo leh.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Shiinaha

Next Post

Guddiga Maaliyadda Labada Aqal oo kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka XFS

Next Post
Guddiga Maaliyadda Labada Aqal oo kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka XFS

Guddiga Maaliyadda Labada Aqal oo kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka XFS

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In