Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada JFS oo la kulmay qaar kamid ah mutadawiciinta barnaamijka Is-xilqaan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Agaasime Ku-xigeenka Madaxtooyada JFS oo la kulmay qaar kamid ah mutadawiciinta barnaamijka Is-xilqaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku xigeenka agaasimaha guud ee madaxtooyada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinur Maxamed Axmed ayaa kulan looga hadlay dardar-gelinta wejiga labaad ee Ololaha Isxilqaan la qaatay, qaar kamida Mutadawiciinta barnaamijkan.

Agaasime Cabdi Nuur ayaa kula dar-daarmay howlwadeenada Isxilqaan in ay sii laban-laabaan dadaalkooda horseeday guulaha mugga leh ee laga gaaray dib u dhiska goobaha danta-guud ee dalka.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

“Sida kaliya ee aan dalkeenna ku dhisan karno waa isku-tashi iyo wax-wada-qabsi bulsho oo ay kaalintooda ka qaadanayaan dhammaan qaybaha bulshada, Wadajir iyo iskaashi baynu asaaggeen kula tartami karnaa, ugana hormari karnaa.

Tags: Agaasime Madaxtooyada Qaranka oo la kulay qaar kamida mutadawiciinta Barnaamijkan Isxilqaan
Previous Post

Ku-simaha Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Madax kale+Sawirro

Next Post

Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdi uu hogaaminayay oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdi uu hogaaminayay oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Madaxweyne Qoor Qoor iyo wafdi uu hogaaminayay oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In