Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Xiriirka Dibadda ee Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-simaha Safiirka Qatar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Xiriirka Dibadda ee Maamulka Gobolka Banaadir oo la kulmay Ku-simaha Safiirka Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga ah ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay ku-simaha Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya ahna Safiir Ku-xigeenka Mudane Naasir Cali.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta barnaamijyada Gargaarka bani’aadannimo ee Dowladda Qatar ka fuliso Gobolka Banaadir, sidoo Qatar ay Maamulka Gobolka Banaadir ugu gacan siin laheyd arrimaha Horumarinta Caasimadda iyo in laga wada qeyb qaato shaqo abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Sidoo kale kulanka  ayaa la iskula soo qaaday Dhismaha Dugsiyada Farsamada gacanta, Tababaridda shaqaalaha Dawladda Hoose ee Xamar iyo Dabagalka heshiisyada Mataaneynta ee Muqdisho iyo Doxa.

Previous Post

Xoolo dhaqato ka soo jeedda Puntland oo lagu wareejiyay 12 Neef oo Geel ah

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Fulinta Barnaamijyada Cunnada Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Fulinta Barnaamijyada Cunnada Adduunka “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Soomaaliya ku qaabilay Agaasimaha Fulinta Barnaamijyada Cunnada Adduunka "SAWIRRO"

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In