Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime Ku-Xigeenka Guud Ee Madaxtooyada Qaranka Oo Ka Hadlay Doorka Dhallinyarada Ee Horumarinta Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Agaasime Ku-Xigeenka Guud Ee Madaxtooyada Qaranka Oo Ka Hadlay Doorka Dhallinyarada Ee Horumarinta Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo kulan gaar ah la qaatay qaar ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliya ayaa sheegay in dhallinyarada dowr fir fircoon ka qaateen horumarka dalkeenna.

Wuxuu sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo muddada uu xilka hayo mas’uuliyad gaar ah isa saaray gacan-qabashada dhallinyarada iyo sare u qaadidda ka qaybgalka dhallinta ee hannaanka siyaasadeed ee dalka.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Qoraal kooban oo uu soo dhigay Bartiisa Facebooka ayaa sidan u qornaa:-

Yididiilada iyo firfircoonida dhallinyaradeenu ay u muujiyaan in ay qeyb ka noqdaan horumarka dalkeenna waa mid lagu farxo oo aan xuduud lahayn.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo intii uu xilka hayay waxa uu masuuliyad gaar ah iska saaray gacan-qabashada dhallinyarada iyo sare u qaadidda ka qaybgalka dhallinta ee hannaanka siyaasadeed ee dalka.

Talooyinkii dhaxagalka ahaa ee ay ila wadaageen qaar kamid ah hormuudka dhallinyarada Muqdisho waxaan u adeegsanaynaa si togan oo lagu kobcinayo geeddi socodka dowladeed ee dalka.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Kormeeray Goobo Waxbarasho Oo Laga Hirgeliyay Deegaanno Hoostaga Guriceel “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Waxbarashada Galmudug Kormeeray Goobo Waxbarasho Oo Laga Hirgeliyay Deegaanno Hoostaga Guriceel “SAWIRRO”

Wasiirka Waxbarashada Galmudug Kormeeray Goobo Waxbarasho Oo Laga Hirgeliyay Deegaanno Hoostaga Guriceel “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In