Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Akhriso:- Isku aadka wareegga 3aad ee tartanka oo caawa la sameeyay  “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka
0
Akhriso:- Isku aadka wareegga 3aad ee tartanka oo caawa la sameeyay  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa la soo gabo gabeeyay wareegga labaad ee tartanka, waxaana tartanka isugu soo haray sideed degmo sida uu shaaciyay Sharma’arke Maxamed Warsame oo xubin ka guddiga tartanka.

Guddoomiyaha guddiga Tartanka Maxamed Abuukar Axmed ayaa sheegay in marale qori tuur loo sameynayo degmooyinka tartanka isugu soo haray, si degmo kasta ay ku qanacdo qori tuurka ku soo aado.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Cabdinaasir Daahir Sabriye oo ka mid ah guddiga tartanka ayaa sameeyay qori tuurka oo ay daawadayaasha ka daawanayeen Telefishinka Qaranka halka dhageystayaasha ay kala socdeen Radio Muqdisho iyo live stream-ka Websiteka Radiomuqdisho.net, waxaana degmooyinka isugu aadeen sida soo socota:-

  1. Yaaqshiid                            Vs                    Shibis
  2. Hodan                                Vs                    Boosaaso
  3. Warta Nabadda                   Vs                    Jilib
  4. Xamar Jajab                      Vs                    Kismaayo

Habeen dambe haddii uu Alle idmo oo ah habeenka labo iyo labaatanaad ee tartanka, waxaa foodda is dari doono, tartamaayasha degmooyinka Yaaqshiid Vs Shibis oo ka wada tirsan Gobolka Banaadir.

Previous Post

Tartamayaasha Boosaso oo caawa u soo gudbay wareegga 3aad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Trump oo kulan afur ah u sameeyey safiirada in kabadan 50 dal oo Islaamka

Next Post
Madaxweyne Trump oo kulan afur ah u sameeyey safiirada in kabadan 50 dal oo Islaamka

Madaxweyne Trump oo kulan afur ah u sameeyey safiirada in kabadan 50 dal oo Islaamka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In