Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Akhriso War Murtiyeedka Golaha Horumarinta Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Akhriso War Murtiyeedka Golaha Horumarinta Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ) ayaaย  shirkiisii labaad ee sanadkan 2019-ka ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland, kaas oo furmay May 5, 2019 socdayna illaa May 6, 2019.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray dhawr arrimood oo ay ka mid yihiin:

  1. Geeddi-socodkaย Qorshahaย Horumarintaย Qarankaย iyoย ahmiyadahaย kaย sooย baxayย wareeggiย 1-aadย eeย Wadatashigaย QHQ 9aad
  2. Hannaankaย iyoย qaab-dhismeedkaย naqshaddaย deeqahaย โ€œAid Architectureโ€
  3. Mashruucaย ILEDย ooย gobolldaย dalkaย kaย dhaqan-geliย doonaย dhawaan;
  4. Waajibaadkaย iyoย qaab-dhismeedkaย Xafiiskaย laย socodkaย Mashaariicdaย Midowgaย Yurubย (NAO)ย eeย dalkaย kaย socda;
  5. Goโ€™aankiiย Xukuumaddaย eeย kuย aaddanaaย sooย guuriddaย hayโ€™adahaย caalamigaย ahย iyoย kuwaย aanย dawligaย ahayn;
  6. Xaaladdaย roob-yaridaย dalkaย kaย jirta;

Shirkan oo socday labo maalmood ayaa waxaa Gollahu bogaadiyey habsami u socodka qorista Qorshaha Horumarinta Qaranka 9aad, isla markaana isla qaatay saddexdii ahmiyadood ee heer qaran ee ka soo baxay wareeggii 1aadย ee wadatashiga QHQ 9aad, kuwaas oo kala ah:

  1. Xoojintaย siyaasaddaย looย dhanย yahay;
  2. Horumarintaย dhaqaalaha;
  3. ร Amnigaย iyoย Sarrayntaย sharciga

Sidoo kale wuxuu Gollahu isla qaatay lagama maarmaannimada in dib u eegis lagu sameeyo hannaanka lagu maamulo deeqda dalka, si taas loo helo, wuxuu gollahu goโ€™aansaday in shirka soo socda ee Somali Partnership Forum (SPF) la hor geeyo nuqul xambaarsan sida ay noqanqyso qaabka ama habka loo maamulidoono Deeqaha caalamiga ah (Aid Architecture) taas oo ay Goluhu soo diyaarin doonaan, soona bandhigi doonaan.

Waxaa sidoo kale Goluhu isku raacay:

  1. Inย shirkaย kanย xigaย eeย Golahaย Horumarintaย Qarankaย laguย qabtoย caasimaddaย Dawladย Goboleedkaย Galmudugย eeย Dhuusamarreeb,
  2. Inย shirarkaย Somali Development and Reconstruction Facility (SDRF),ย lagaย dhigoย wareegtoย laguย qabanayoย caasimadahaย Dawladahaย xubnahaย ka ahย Dawladdaย Federaalkaย ah,
  3. Inย Shirkaย sooย socdaย eeย SDRFย kaย laguย qabtoย Caasimaddaย Dawladdaย Puntlandย eeย Garowe.
  4. In laย siiย wadoย dadaalladaย laguย xaqiijinayoย sooย rariddaย hayรขdahaย NGO yada,ย lanaย hubiyoย dhaqan-galintaย goโ€™aankiiย Xukuumaddaย Federaalkaย ahย eeย 4-tiiย Oktoobarย 2018.

Ugu dambayn Goluhu wuxuu walaac weyn ka muujiyey roob-yarida sanadkan Guโ€™ga iyo abaaraha dalka ka jira, sidaas awgeed wuxuu baaq u dirayaa hayโ€™adaha iyo saaxiibada caalamku inaytย deg-deg gacan uga geystaan xaaladaha abaareed ee dalka ka taagaan.

—DHAMAAD—

Previous Post

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ku dilay Maleeshiyaad Al-Shabaab ah

Next Post

Tartamayaasha Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee Tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee Tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Warta Nabadda oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee Tartanka "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In