Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga waxa ay shacabka Soomaaliyeed u haysaa fursado shaqo oo ku saabsan mas’uul ka shaqeeyn kara horumarinta siyaasadda dhalinyarada iyo kor u qaadidda aqoontooda, iyadoo muwaadiniinta daneyneysa inay shaqadaan buuxiyaan ay warqadahooda codsiga ah u diri karaan [email protected]
Hadaba ka akhriso linkiga hoose warbixinta oo dhameystiran