Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ogeysiineysaa in ay qaadaneyso wariyeyaal, Barnaamij soo saareyaal iyo khubaro aqoon u leh hawlaha Warbaahinta, IT iyo Website-ka, kuwaasoo ka hawl geli doono Warbaahinda Dawladda sida SNTV, Radiyo Muqdisho iyo Website-yada.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...












