Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Al-bashiir oo ka soo muuqday fagaare ku yaala Khartuum.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Al-bashiir oo ka soo muuqday fagaare ku yaala Khartuum.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir aya markii ugu horeysay tan iyo markii talada dalkaas laga fara maroojiyay lagu arkay meel fagaare ah.

Cumar Al-Bashir ayaa la geeyay xafiiska dambi oogayaasha isagoo xiran dharka hiddaha iyo dhaqanka ciidamo badana ay ilaalinayaan.

Dambi Oogayaasha ayaa u akhriyay Cumar Al-Bashir dambiyada loo haysto iyadoo dacwadaha loo haysto ay ka mid yihiin haysashada lacag badan oo aan si xalaal ah lagu helin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Al-Bashiir ayaa waxaa sidoo kale doon doonaya oo dacwad ay ka taallaa Maxkamda Cadaaladda Aduunka ee ICC, iyada oo loo heysto dacwado bini’aadanimada ee uu ka geystay gobolka Darfur ee Suudaan.

Dambi Oogayaasha ayaa siiyay muddo toddobaad ah inuu ugaga jawaabo dacwadaha loo haysto waxaana dib loogu celiyay xabsiga Kobar.

Ku simaha Dambi Oogaha dalka Sudan Alwaleed Sayed Axmed ayaa sheegay in haddii uusan racfaan ka qaadan dambiyada loo haysto toddobaadka soo socda la horkeeni doono Maxkamad Cumar Xasan Al-Bashiir.

Dambiyada loo haysto Cumar Al-Bashir oo 75 sano jir ah, haddii lagu helo waxaa laga yaabaa in lagu xukumo toban sano oo xarig ah.

Previous Post

Galmudug oo sheegtay in gacanta lagu soo dhigay shaqsiyaad dad shacab ah ku dilay duleydka Dhuusamareeb.

Next Post

Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.

Next Post
Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.

Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In