Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Al-shabab oo dishay horjooge ajnabi ah oo kooxdaasi ka mid ahaa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maleeshiyada Kooxda Al-shabab ayaa shalay galinkii dambe Ciisa Jemis Mwaisiga oo u dhashay Dalka Tanzania ku dishay goob faagare ah oo ka tirsan magaalada Jilib ee gobalka Jubada Dhexe.

Ciisa Jemis Mwaisiga ayaa Kooxda Al Shabab ee uu ka dhinac dagaalamayay ku xakuntay dil toogasha ah, kadib markii ay ku eedeeyeen in uu basaas ahaa.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Kooxda Al Shabab ayaa sheegtay in ninkaan uu ku soo biiray sanadkii 2013, isla marahaantaana uu qeyb ka ahaa kooxda Jabhadaha.

Toogashada Sargaalkaasi Ajinabiga ah ayaa ku soo beegmeysa iyadoo dhawaan qilaaf Xoog leh oo gacan kahadal dhaliyay uu soo kala dhexgalay maleeshiyaad kala taabacsan laba horjooge oo ka tirsan kooxdaasi.

Kala shakiga iyo qilaafka kooxdaasi ayaa sii xoogeysanayay muddooyinkii ugu dambeeyay, iyadoo taasina ay barbar socoto duqeyn iyo howlgallo dhulka ah oo maleeshiyaadka kooxda Al Shabab ay maalmihii la soo dhaafay wajaheysay.

Kadib Markii uu xoogeystay khilaafka iyo kala shakiga u dhexeeya Horjoogayaasha maaleeshiyada kooxda Al Shabab ee ku sugan magaalada Jilib ee gobalka Jubada dhexe ayaa wararka halkaasi naga soo gaaraya ay sheegayaan in maleeshiyaad isla kooxdaasi ka tirsan ay saagay toogteen sargaal Ajinabi oo u dhashay Dalka Tenzania.

Qof kamid ah dadka ku nool gobalka Jubada Hoose oo magaciisa sababa ammaanka la xiriira uga gaabsaday ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed SONNA u sheegay in sargaalkaasi Ajinabiga ah ay dileen maleeshiyaad uu hoggaamiyo Axmed Surad oo ka mid ah horjoogayaasha kooxda Shabaab.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kormeeray xaruntii Maxkamadda gobolka Baay “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kormeeray xaruntii Maxkamadda gobolka Baay “SAWIRRO”

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo kormeeray xaruntii Maxkamadda gobolka Baay "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In