Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Allaha u naxariisto Xildhibaan Xuseen Baantuu oo ku geeriyooday Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Marxuum Muuse Nuur Amiin oo ku geeriyooday Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariisto waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantuu) oo ka mid ahaa mudaneyaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ugaas Aweys Sheekh Xuseen Honero oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in marxuumka uu waayahan ku xanuunsanaa Hooygiisa oo ku yaalla Muqdisho, isla markaana uu geeriyooday abaaro 1:30.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugaas Aweys ayaa xusay in Marxuum Xuseen Baantuu uu xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii KMG-ka ahayd, isla markaana uu haatan ahaa mudane ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

“Marxuumka waxa uu dhashay sanadku markuu ahaa 1950-kii, waxaa uu ifka kaga tegay iyo waxa ay sii dhaleen waxa ay gaarayaan 21 qof, Allaha u naxariisto muddo ayuu ku soo jiray siyaasadda dalka, Insha Allah beri ayaan geeyneynaa gurigiisa runta ah” ayuu hadalkiisa ku daray Ugaas Aweys Sheekh Xuseen.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Xukuumadda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Marxuum Xildhibaan Xuseen Baantuu

Next Post
Allaha u naxriistee Sheekh Cabdi Shiikhaal oo maanta geeriyooday

Xukuumadda Soomaaliya oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Marxuum Xildhibaan Xuseen Baantuu

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In