Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

AMISOM oo 7 ruux ku dishay tuulo hoostagta Golweyn ee G/SH/Hoose

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
AMISOM oo 7 ruux ku dishay tuulo hoostagta Golweyn ee G/SH/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Deegaanka Golweyn Maadeey Sheekh Cismaan ayaa sheegay in Taliska AMISOM ay dad shacab ah ku xasuuqeen tuulo la yiraahdo Faarax oo hoostagta Deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelle Hoose.

Maadeey Sheekh Cismaan oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in falkan uu maanta gelinka dambe ka dhacay tuulo 4 km u jirta deegaanka Golweyn, kadib markii ciidanka AMISOM ay tuulada ku arkeen miino nuuca dhulka lagu aaso, ayna

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

“7 qof ayay dileen 3 ka mid ah makaanik ayay ahaayeen oo u yimid sameynta gaari goobta ku halaabay, halka afarta kale ay yihiin dadka deeganka”. Ayuu yiri Gudoomiyaha.

Guddoomiyaha Deegaanka Golweyn Maadeey Sheekh Cismaan ayaa yiri “Maamulka deegaanka wuxuu isku dayey in Taliska AMISOM ee Golweyn in uu kala hadlo dadkii ay dileen, hase yeeshee Saraakiisha AMISOM ee jooga Golweyn weydiideen kulankaas”.

Ciidamada AMISOM ayaa jidka loogu galay meel ka baxsan tuulada ay dadka ku dileen kadib markii uu halkaasi dagaal kula dhexmaray Maleeshiyada Al-Shabaab.

Previous Post

Guddiga Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle oo gaaray Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Madaxa UNIDO oo ay ka wada hadleen arrimo badan “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Madaxa UNIDO oo ay ka wada hadleen arrimo badan “SAWIRRO”

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Madaxa UNIDO oo ay ka wada hadleen arrimo badan “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In