Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Amniga magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Howlgallo amniga lagu sugayo oo xalay laga sameeyay Degmada Hodan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada amniga ee dowladda ayaa saaka si aad u adkeeyay amniga waddooyinka magaalada Muqdisho, maadaama uu maanta magaalada ka furmayo shir caalami ah oo ay ka qeyb galaan dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada Soomaaliya, kaasi oo ay si wada jir ah u shir guddoominayaan Madaxweyne Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka Feysal Muuse oo socod ku soo maray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramay in ciidamada amniga ee dowladda ay ku suganyihiin isgoysyada iyo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo halkaasi ka wada howlgallo lagu xaqiijinayo amniga, isla markaana lagu baarayo gaadiidka iyo dadweynaha isticmaala waddooyinka caasimadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ujeedka howlgallada ayaa ah mid lagu xaqiijinayo amniga caasimadda, madaaama ay imaanayaan wafuud heer caalami ah oo ka qeybgalaysa shirka looga hadlayo hiigsiga 2016-ka

 

 

Previous Post

Urur Goboleedka IGAD oo xoojinaya taageerada ay siineyaan ciidamada dowladda

Next Post

Eng, Yariisow oo ka hadlay ahmiyadda uu shirka maanta u leeyahay dowladda “Dhageyso”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka IGAD ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Eng, Yariisow oo ka hadlay ahmiyadda uu shirka maanta u leeyahay dowladda “Dhageyso”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In