Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Gudiga Madaxa Banaan ee la dagaallanka Musuq-maasuqa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Gudiga Madaxa Banaan ee la dagaallanka Musuq-maasuqa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay dhismaha Gudiga Madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa oo ay horey u soo ansixiyeen Golaha Shacabka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xildhibaannada Golaha Aqalka sare oo maanta kalfadhigii 4aad kulankiisii 9aad, ku yeeshay xarunta Golaha Aqalka ee magaalada Muqdisho, isla markaana ajanduhu ahaa  akhrinta 3aad ee Hindise Sharciyeedka Dhisidda Guddiga Madaxa Banaan ee la dagaallanka Musuq-maasuqa ayaa waxaa soo xaadiray 31 mudane.

Gudoomiyaha  Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta, Zamzam Ibraahim Cali ayaa ka hor akhrisay Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare, iyadoo dul istaagtay talooyinkii lagu daray akhrinta koowaad iyo akhrinta labaad, waxaana Intaa ka dib goluhu cod galiyay Hidise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa, iyagoo ansixiyay dhamaan Senatorada soo xaadiray kulanka oo ahaa 31.

Waxaa kaloo ka soo qeyb galay fadhiga, Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Abuukate Xasan Xuseen Xaaji, iyadoo kulanka uu shir guddoominyay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Kooxda Kubadda Cagta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Australia+Sawiro

Next Post

Labo ka mid ah Shaqaalaha Garsoorka oo musuq maasuq loo xiray

Next Post
Labo ka mid ah Shaqaalaha Garsoorka oo musuq maasuq loo xiray

Labo ka mid ah Shaqaalaha Garsoorka oo musuq maasuq loo xiray

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In