Wednesday, October 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Aqoon iswaydaarsi ku saabsan Warbixnta horumarinta dhaqaalaha baluugga oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Aqoon iswaydaarsi ku saabsan Warbixnta horumarinta dhaqaalaha baluugga oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya iyo Urur gobaleedka IGAD ayaa maanta Muqdisho ka daah- furay kulan aqoon –iswaydaarsi looga hadlayo warbixnta horumarinta dhaqaalaha baluugga.

Kulanka ayaa socon doona muddo labo cisha ah, iyada oo ay ka qeyb galayaan qaar ka mid ah Wasaaradaha dowlada Federaalka Soomaaliya ee ay khusayso horumairmta dhaqaalaha baluugga (Blue Economy),  waxaana si qoto dheer looga hadlayaa ansixinta Qaran ee warbxinta qiimeynta Aas-aasiga ah ee ka qayb qaadashada horumarunta dhaqaalaha waara ee Soomaaliya, si ay ugu biiriso Soomaaliya waxyaabaha kaga aaddan dhaqaalaha baluugga.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026

Maxay tahay  Soomaaliya in ay ugu qeyb qaadato Blue economy, waa in la sameeyo siyaasado iyo shuruuc la xariira halbeegyada ku xusuan  horumairnta dhaqaalaha waara ee Blue Economy, inta uu socdo qoon-isweedaarsiga, waxaa lagu gorfeyn doonaa talaabooyinka ku haboon ay Jamhuuriyadda Soomaaliya uga faa’iideysan lahayd dadaalada ka socda Geeska Afrika ee ku aaddan Blue economy.

Agaasime ku xigeenka Waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Nuur Maxamed Salaad ayaa tibaaxay ahmiyadda ay leedahay warbxinta guud ee blue Economy.

“Wasaaradaha ay quseyso blue economy in aragtidooda ay ku biirayaa doorka Soomaaliya si aan qeyb uga noqono warbxinta guud ee laga diyaarinayo geeska Afrika, makra aan u aragno warbxin Qaran oo  waxtar u leh dalkeennu si door shariif ah aan uga qaadano horumarka ka socda geeska afrika” ayuu yari Cabdi Nuur.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Cabdulqaadir ayaa sheegay in Aqoon-isweedarsiga labada cisho lagu falanqaynayo  istaraajiyadda Soomaaliya kaga aadan Blue Ecomy.

“In Soomaaliya ay ka leedahay blue economy qaab hadafyo waa weyn oo ku dhisan  Istaraajiyad leh qaab dhismeed wanaagsan, maamada ay leedahay xeebta ugu dheer dalalka Afrika, waxa labada maalin aan jooga ka hadli doonaa fursada dalkeenu kaga aadan Blue Economy, ugu dambayn waxaan soo saari doona warbixnta Soomaaliya ee dhaqaalaha baluugga ee (Blue Economy), sidoo kale ka dowlad ahaan dadaalkeenna inaan xoojino si aan qeyb muhiim ah ugu qaadan lahayn si Qarankeennu fursaddaa uga faa’idaysto,  marka waxaad ku biirn kartaan inaad ku biirisaan kulanka ayaa muhiim ah”. Ayuu yari Agaasime Maxamed Cabdulqaadir.

Isku duwaha Uur gobaleedka IGAD geeska Afrika ee Blue Economy, Dr Eshete ayaa ka warbxiyay fursadaha ay kaga faa’iideysan karto horumarimta dhaqaalaha waara ee Blue Economy.

“Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu ballaaran Qaaradda Afrika, waxaana Alle ugu deeqay kheyraad kala duwan oo dhanka biyaha ah. Khayraadkan ayaa ah mid aan laga faa’iidaysan oo haddii si wanaagsan loo maamulo waxa ay ka qayb qaadanaysaa sugnaanta cuntada/nafaqada iyo kobaca dhaqaalaha, Si kastaba ha ahaatee, kheyraadka waxaa khatar ku ah kalluumeysiga sharci-darrada ah ee aan la soo sheegin iyo kuwa aan sharciyadda lahayn (IUU). Habka Dhaqaalaha Buluugga ah wuxuu fure u noqon doonaa Soomaaliya si loo horumariyo dhaqaale iyo deegaan waara.” – Dr. Eshete, B.E. Isku duwaha, oo ku hadlayay magaca IGAD Xoghayaha Guud ee Urur gobaleedka IGAD. Dr Workneh Gebeyehu.

Ugu  dambayn  kulanka ayaa waxaa laga soo saari doonaa maalinta berri ah warbxinta qiimeynta aas-aasiga ah ee ka qayb qaadashada dhaqaalaha buluugga ah (Blue economy)  ee horumarunta dhaqaalaha waara ee Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay  madax ka socotay Qaramada Midoobay

Next Post

Samo Sheeg 10-11-2021

Next Post
Sama Sheeg 02-11-2021

Samo Sheeg 10-11-2021

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In