Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi ku saabsan hannaanka amniga doorashooyinka oo ka socda Uganda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon iswaydaarsigan oo ay soo abaabuleen Midowga Afrika iyo Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa waxaa kasoo qayb galay gudoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Marwo Xaliimo Ismaacii;l (Xaliimo Yareey) Xildhibaanno ka socday Guddiga ammaanka ee Golaha Shacabka, Wasiirada Amniga ee Maamul Goboleedyada iyo Agaasimayaal Guud oo ka socday Wasaaradaha heer Federaal ee Soomaaliya, waxaa kale oo joogay taliyaasha ciidamada Amniga ee Soomaaliya.

Aqoon-iswaydaarsigan ayaa waxaa soo kale kasoo qayb galay madax ka socotay dalka Uganda oo ka mid ahaa guddoomiyaha guddiga Doorashooyinka Uganda iyo madax ka socotay safaaradda Soomaaliya ee Uganda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Marwo Xaliimo Yareey oo saxaafadda kula hadashay ayaa sheegtay in shirkan uu yahay mid looga arin sanayo sida dhanka amniga iyo waayo aragnimo looga faa’idaysan lahaa dalalka Afrika ee xaaladda dalkeena oo kale soo maray.

Xaliimo yareey oo ka hadlaysa aqoon iswaydaarsiga ayaa xustay in ka guddi ahaan ay wax badan ka fa’iideysan doonaan, ayna diyaar u yihiin inay ugu adeegaan bulshada waxyaabaha ay ka soo kororsadaan aqoon is weydaarsiga.

Shirkan oo socon doono muddo saddex cisho ah ayaa waxaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo maalinta Khamiista ah, iyadoo halkaas warmurtiyeed laga soo saari doono wixii kasoo baxa kulamadii la qaatay.

 

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Maamulaha Guud Ee Hay’adda USAID “SAWIRRO”

Next Post

Siminaar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya

Siminaar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka oo lagu qabtay Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In