Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sida ugu haboon ee loo heli karo doorasho nabdoon oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sida ugu haboon ee loo heli karo doorasho nabdoon oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood wadaagaan ayaa ahaa mid looga hadlayay taageerida doorashooyin nabdoon iyo xoojinta doorka bulshada rayidkaa isla markaana ay soo agaasimeen dallada jilayaasha aan dowliga aheyn ee Soomaaliyeed ee SONSO oo gacan ka heleysa machadka dimuquraadiyada iyo doorashooyinka qaarada Afrika ee EISA ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo iyadoona ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin iyo xubno matalayay bulshada qeybahooda kala duwan.

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa ugu horeyn ka hadlay furitaanka dood wadaaga isagoona sheegay in ay ka mahad celinayaan dadaalada loogu jiro qabsomida doorasho xor iyo xalaal ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha ururka haweenka Gobalka Mudug ee Galmudug Maymuun Cali Nuur Geyfane ayaa iyaduna xustay in loo baahan yahay ka shaqeynta doorasho si nabdoon uga qabsoonta Gaalkacyo.

Dood wadaagaan ayaa sidoo kale intii uu socday waxaa si toos ah su’aalo ku aadan hanaan ugu haboon ee loo heli karo doorasho nabdoon oo la siman yahay lagu weydiiyay qaar ka mid ah xubnihii ka qeyb galay kuwaas oo kala matalayay culumada waxgaradka iyo haweenka iyadoona ugu danbeyn laysku waafaqay in lama huraan ay tahay in la helo doorsho xor iyo xalaal ah lana tageera hanaan socodaka doorshada dalka.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo hoygiisa ku booqday Beeldaaje Cali Beeldaaje

Next Post

Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud oo maanta la dhaariyay

Next Post
Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud oo maanta la dhaariyay

Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud oo maanta la dhaariyay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In