Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoonyahan ku baaqay in Ummadda ay u midowdo difaacidda dalkooda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ibraahim Faarax Bur-saliid oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa shacabka ugu baaqay in ay midoobaan si ay dalkooda uga difaacaan cadow kasta oo soo weerara.

Waxaa mudooyinkan hadal haynta ugu badan ahayd darbiga dowlada Kenya ay ka dhisayso xaduuda Soomaaliya, kaas oo aad uga caraysiisay shacabka iyo Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasi oo si gooni gooni ah uga hadlay arrinta darbiga Kenya ay ka dhisayso xadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ibraahim Farax Bur-saliid waxa uu barre ka ahaan jiray Jaaamacad ku taala dalka Kenya mar uu la hadlay Warbaahinta Qaranka waxa uu qabaa in tilaabadaan looga hortagi karo in ay u midoobaan guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed oo madaxdooda horkacayso si looga hortago dhismaha darbigaas.

Maalintii Arbaca ahayd ayaa baarlamaanka Soomaaliya kulan ay Muqdisho ay ku yeesheen waxa ay si kulul uga dooodeen darbiga ay dowladda Kenya ka dhisayso xaduuda ay dalkeena la wadaagto, iyaga oo sheegay in aan taas la qaadan karin waxana xusid mudan kulanka ay maanta yeelanayaana Xildhibaanada ay kaga soo saarayaan qaraar ka dhan ah darbiga Kenya ay ka dhiseyso xadka Kenya iyo Soomaaliya.

Previous Post

GAR-GAARKA TURKIGA WAA MID BALAARAN

Next Post

Ciidanka xoogga dalka oo deegaanka Buq-aqable ku dilay tiro Al-Shabaab ka tirsan

Next Post
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo sheegay in Shabaab laga xoreyn doono guud ahaan dalka

Ciidanka xoogga dalka oo deegaanka Buq-aqable ku dilay tiro Al-Shabaab ka tirsan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In