Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Islamic faraceeda Gaalkacyo oo xaflad loo qabtay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Islamic faraceeda Gaalkacyo oo xaflad loo qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda oo aheyd mid lagu dhiiri galinayay dufcadii kowaad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Islamic University xarunteeda magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, aqoonyahanno waxgarad iyo xubno matalayay qeybaha bulshada ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre

Madaxa Jaamacadda Islamic university faraceeda gaalkacyo Macalin Maxamed Xasan Xariiri ayaa mahadcelin kadib waxa uu sheegay in tirada maanta qalin jebineysa ay gaarayaan 16, kuwaasi oo bartay culuumta diinta islaamka.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

Sidoo kale qaar ka mid ah madaxda  Jaamacadda ayaa balan qaadyo waxbarsho u sameeyay ardaydii kaalimaha hore ka gashay dufcadii ugu horeysay ee  ka qalin jabisay faracooda magaalada Gaalkacyo

Munaasabadda ayaa intii ay socotay waxaa ka hadlay waxgarad iyo aqoonyahano kala duwan oo ka socday jaamacadaha dalka,kuwaas oo dhamaantood sheegay in barashada sharciyada iyo qanuunka Islaamiga ay wax weyn ku soo kordhin karto magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan dalka, sidoo kalana uga hambalyeey arday guusha maanta ay ka gaareen Waxbarashadooda la xariirta culuumta Diinta Islaamka

Gunaanadkii munaasabadda ayaa waxaa ka hadlay guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye iyo Xidhibaan Yoonis Maxamed Shaare, Guddoomiyaha guddiga arimaha bulshada Baarlamaanka Galmudug waxaana ay  bogaadiyeen  dadaalka iyo horumarka waxbarsho ee xiliyadii u danbeeyay ka jiray guud ahaan Gobalka Mudug

Previous Post

Dowladda Mareykanka oo sheegtay in saddex boqol milyan oo Dollar ay ku bixisay gar gaarka Soomaaliya

Next Post

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka “SAWIRRO”

Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda oo aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduunka “SAWIRRO”

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorka 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In