Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Arday gaaraysa 65 ayaa maanta siminaar loogu soo gabo gabeeyay Muqdisho, kaasi oo lagu barayay xirfado ay ku shaqeystaan oo ay ku maareeyaan noloshooda, waxaana xiritaankii siminaarka ka qeyb galay Xildhibaanno, masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, ururka haweenka Qaranka iyo marti sharaf kale.

Guddoomiyaha Machadka Horseed International Collage Aadan Cabdi Cabdulle ayaa tilmaamay in siminaarkan uu ahmiyad gaar ah ugu fadhiyo ardayda ka qeyb gashay.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

โ€œSidaanu ognahay siminaarka waxa uuย  ku aadanaa dhallinyarada dalka waxย  ku baratay in shaqo loo abuuro,ย  shaqada loo abuurayana ay noqdaan inย  mudnaantaย  koowaad ay helaan dhalinyaradaย  sidaan wada ognahay Wasaarada shaqada iyo arrimahaย  bulshada waxeyย  door weyn kaย  qaadatay oo ah in dhallinyarada Soomaaliyeed la siiyo fursadaha shaqo ee ay haystaan shaqaalaha ajaaniibtaโ€ayuu yiri Aadan.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale iyo Agaasimaha Waaxda taba barada Ismaaciil Macalin Cabdullaahi ayaa sheegay in siminaarka la siiyay ardayda ay wax badan u tari doonto, islaย  markaana ay u noqon karto mid ay ku shaqeystaan, waxaana ay kula dar daarmeen in waxyaabaha ay ka faaโ€™iideysteen ay ugu adeegaan bulshadooda.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay xiritaanka siminaarka ayaa ardayda ku booriyay inay heystaan fursad wanaagsan oo ay u soo jeestaan horumarinta dalkooda.

โ€œMarka in yadidiiloย  amaย  dhallinyaro habla iyo wiilal oo wadankoodii u istaagayoย  in ay badbaadiyaanย  wadankooda aqoon ayย  ku bad baadiyaanย  waa wax aad loogu farxo, arintaasi waan dhiiri-galineynaa hadaanahayย  Baarlamaanka Soomaaliyeed,ย  si sharaf lehna waxaanย ย  mar walba ay tahayย  in aaanย  idin kala soo qeybย  galnoย  munaasabadahaย  nuucaani ooย  kale eeย  laguย ย  dhiiraย  galinayoย  dhallinyarada Soomaaliyeedโ€.ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.

Ardayda ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin.

DSC03328 DSC03329 DSC03333 DSC03342 DSC03345 DSC03347 DSC03348 DSC03349 DSC03351 DSC03360 DSC03361 DSC03379 DSC03382 DSC03390 DSC03392 DSC03399 DSC03402 DSC03406 DSC03412 DSC03416 DSC03417 DSC03419 DSC03421 DSC03422 DSC03423 DSC03424 DSC03425 DSC03426 DSC03428 DSC03431 DSC03442 DSC03447 DSC03449 DSC03455 DSC03456

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Raโ€™iisul wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM

Next Post

Raโ€™iisul wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In