Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed uga qeyb galay Jaamacad ku taala Bakistaan+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed uga qeyb galay Jaamacad ku taala Bakistaan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

U qeybsanaha dhinaca Waxbarashada iyo Dhaqanka ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Bakistaan Cismaan Cabdullaahi Xuseen ayaa faah faahin ka bixiyey kulan ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi wax kabarta ay kula qaateen Jaamacadda Lahor oo loosoo gaabiyo (VOL) taasi oo ardayda Soomaaliyeed ay kusoo bandhigeen Barnaamij kahadlaya dhaqanka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Cismaan Cabdullaahi Xuseen ayaa sheegay in munaasabadda  oo ku saabsaneed maalinta dhaqanka aduunka (international cultural day ay ardayda Soomaaliyeed kaga qeyb galeen bandhig qurux badan oo muujinaya ahmiyadda dhaqanka Soomaaliyeed iyo cunnooyinka Dalka, taasi oo uu tilmaamay iney bogaadiyeen ka qeyb galayaasha.

“Waxaan kulan gaar ah la yeeshay Ardayda Soomalyeed ee wax kabarata University of Lahor, Iswareysi kadib waxaan weydiiyey hadii ay jiraan caqabado ay la kulmaan, runtii aad ayey ugu faraxsanaayeen waxbarashadooda iyo ixtiraamka ay kala kulmaan bulshada ay la noolyihiin”ayuu yiri Mudane Cismaan Cabdullaahi Xuseen

U qeybsanaha dhinaca Waxbarashada iyo Dhaqanka ee Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Bakistaan Cismaan Cabdullaahi Xuseen ayaa xusay in ardayda uu u balan qaaday in ay wax kala qaban doonaan culeys waliba oo soo wajaha, arintaas oo ay aad ugu farxeen ardayda.

Previous Post

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed” Askarigii dhib u gesyta qof shacab ah maheli doono gabaad”

Next Post

Wasiir Bayle” Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya”

Next Post
Wasiir Bayle” Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya”

Wasiir Bayle” Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In