Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacadda Galgaduud oo dooratey guddoomiye “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ardayda Jaamacadda Galgaduud oo dooratey guddoomiye “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada tartanka doorashada hogaanka Ardayda Jaamacadda Galgaduud ayaa lagu qabtay gudaha Jaamacada Galgaduud Universty ee degmada Caabudwaaq.

Tartanka doorashada hogaanka Ardayda oo ahaa cod qarsoodi ah, waxa isu soo taagay qabashada xilkaasi 5 ka mid ah Ardada Dhigata Jaamacadda Galgaduud, waxaana codka lagu ridayay sanduuq loo dhigay Ardada codka dhiibanaysay.

Related posts

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026

Musharaxiinta isu soo taagtay qabashada xilka hogaankaa Ardayda Waxaaa codka siinayay  qaar kamid ah Ardayda dhigada Kuliyadaha kala ah, Kuliyadda Kalkaalisonimo “Nursing”, Kuliyadda Maamulka iyo maareynta “Business Administration” Kuliyadda Shreeeca Wal-Qaanuun

Afhayeenka Guddiga doorashada Burhaan Cabdullahi Jaamac oo ugu horeyn ka hadlay habka ay u dhacay doorashada gudoomiyaha Ardayda Jaamacadda Galgaduud ayaa ku booriyay inay doortaan shaqsiga ay u arkaan in uu ka soo bixi karo xilka loo dhiibay.

Doorashada oo aheyd laba wareeg ayaa Musharaxiinta ku loolamayay, waxaa ay kala ahaayeen Mahad Maxamed Cawil, Nuur Xusseen Shiikhdoon, Bile Maxamed Diiriye, Xassan Axmed Diiriye iyo Mahad Xassan Muxumed.

Waxaana codeyntii koowaad ay u kala heleen Musharaxiinta Musharax  Nuur Xusseen Shiikhdoon Waxuu helay, 6. Cod, Musharax  Xasan Axmed Diiriye  Waxuu helay 3. Cod, Musharax   Bile Maxamed Diiriye  Waxuu helay 10. Cod, Musharax Mahad Xasan Muxumed Waxuu Helay  11 Cod, Musharax  Mahad Maxamed Cawil,   Waxuu helay   16. Cod

Waxaa wareegii labaad u soo Gudbay  Mahad Maxamed Cawil iyo Mahad Xassan Muxumed, Waxaana markii ay soo dhamaatey Codayntii dambe ku guulaystay Hogaanka Ardayda Mahad Xasan Muxumed oo ku hantay xilkaasi 24 Cod

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Cabdikaafi Jaamac Xanaf ayaa markii ay soo dhamaatay codaynta sheegay najiidadii Doorashada hogaanka Ardayda oo uu xusay in uu ku guuelystay Mahad Xasan, isagoo u rajeeyay in uu si hufan u guto xilka loo doortay.

DSCN8128 DSCN8130 DSCN8133 DSCN8134 DSCN8135 DSCN8136 DSCN8137 DSCN8141 DSCN8143 DSCN8147 DSCN8153 DSCN8163 DSCN8173 DSCN8179 DSCN8197 DSCN8201 DSCN8206 DSCN8232 DSCN8239 DSCN8291 DSCN8294 DSCN8298C/kariin Axmed Bulxan

Caabudwaaq/Soomaaliya

Previous Post

28 Qof oo ku dhimatay Dhulgariir ku dhuftay Dalka Ecuador

Next Post

Horjooge ka tirsan Shabaab oo isu dhiibay ciidanka xoogga dalka ee bariga galgaduud

Next Post
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda

Horjooge ka tirsan Shabaab oo isu dhiibay ciidanka xoogga dalka ee bariga galgaduud

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

Madaxweynaha Hirshabelle oo furay shirka Wadatashiga Caafimaadka Qaranka

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

DFS oo ka qeybgashay Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska ee Nairobi

May 12, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

Xeebta Baraawe: Wiil yar oo hirarka badda ugu halgamaya quudka reerkiisa

May 12, 2026
0

Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In