Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Jaamacadda SIU oo u soo gaba-gaboobay imtixaanka sanad waxbarasheedka (SAWIRO)

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Ardayda Jaamacadda SIU oo u soo gaba-gaboobay imtixaanka sanad waxbarasheedka (SAWIRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Arday ay tiradoodo kor u dhaafayso ilaa 3,000 kun oo arday, oo wax kabarta Jaamacada Somali International Universit (SIU)y ayaa u soo gaba –gaboowday mudo laba isbuuc ah oo ay wadeen imtixaanka sanad waxbarasheedka 2015-2016 qaybtiisii 1aad.

Ardaydan wax kabarta kuliydaha caafimaadka, dhaqaalaha iyo ganacsiga, cilmiga bulshada, ingineerikan iyo cilmiga computerka , beeraha, iyo shirciga ayaa waxay labo todobaad ee la soo dhaafay soo wadeen galintaanka imtixaanka Jaamacadda sanad waxbarasheedka 2015-2016.

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Guddoomiyaha midowga ardayda Jaamacada SIU Cabdirxmaan Fantastic oo gabagabdii imtixaanka hadlay ayaa sheegay in mas’uuliyaad weyn ka dhacday ardayda Jaamacadda dhigata, ayna u sii dhawaadeen in ay gaaraan hadafkooka waxbarsho.

Dhinica kale madax xafiiska waxbarashada Jaamacada SIU Macalin Cabdinaafac Macalin Maxamuud ayaa guul ku tilmaamay qabsoomidii iyo gabagabayntii imtixaanada Jaamacadda waxuuna ardayda iyo macalimiintaba u rajayay fasax-wanaagasn.

Jaamacadda SIU ayaa waxay dadadaal ugu jirtaa sidii ay sare ugu qaadi lahayd tacliinta sare ee dalka, waana Jaamacadda kali ah ee Soomaaliya ku taala ee ardayda u dirtay Jaamacado ay xiriir la’leedahay si qayb waxbarashda Jaamacadeed ugu soo qaataan Jaamacadaha dalka dibadiisa ku yaala.

1

IMG_9551 IMG_9562 IMG_9564 IMG_9567 IMG_9572 IMG_9579 IMG_9582 IMG_9584 IMG_9591 IMG_9621 IMG_9627 IMG_9633 2 3 4 5

Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Maxamed

Previous Post

Jowhar” Shirka Maamul Usameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo Todobaadka Soosocda Furmaya

Next Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In