Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda kaalimaha hore ka galay imtixaanka Shahaadiga ee dowladda oo dhiiri gelin loogu sameeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ardayda kaalimaha hore ka galay imtixaanka Shahaadiga ee dowladda oo dhiiri gelin loogu sameeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasibadaan oo ay soo qaban qaabisey Madasha Hogaaminta Ileys isla markaana lagu taageerayey ardeydii ugu sareysey imtixaanka shahaadiga ah ee fasaslka 12-aad  ayaa maanta lagu qabtey magaalada Caabudwaaq Waqooyiga Gobolka Galgaduud

Munaasibadda ka soo qayb galey Siyaasiyiin, aqoonyahanno, Macalimiin Waalidiin Iyo Ardaydii kaalmaha hore ka galey Imtixaanka fasalka 12, aad

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Ugu horeyn waxa Munaasabadda ka hadley Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Galgaduud Xasan Axmed ayaa bogaadiyey ardeyda kaalmaha hore ka galay imtixaanka dowladda.

Qaar ka mid ah ardeydii kaalmaha hore ka galey imtixaanka iyo Macalimìintooda ayaa sheegay inay tahay wax lagu farxo, dadaalka ay ardayda geliyeen dhanka Waxbarashada.

Aqoonyahan Cabdullaahi Maxamed Xirsi Qorax Iyo Siyaasi Daahir Cali kamiin oo ahaa Mas’uuliyiinta Madasha Hogaaminta Ilays ee qabtay munaasabada lagu dhiira galinayay ardayda ayaa bogaadiyey ardayda sheegeyna iney sii wadaan dadaalkooda.

Ugu dambeyn munaasabadda ayaa shahaado sharaf lagu guddoonsiiyey ardaydii galay kaalmaha hore, waxana xusid mudan in 20-ka arday ee ugu sareeya Galmudug ay 12 ka mid ah ka baxeen Iskuulada Caabudwaq, halka guud ahaa 10 arday ee dalka ugu sareeya laba ka mid ah yihiin Ardayda Caabudwaaq wax ku baratay.

Previous Post

Kooxda MCC oo ka adkaatay Gaadiidka kulan ka tirsan Horyaalka

Next Post

Ciidamada NISA oo howlgal ka fuliyay degaanno hoostaga degmada Balcad

Next Post
Ciidamada NISA oo howlgal ka fuliyay degaanno hoostaga degmada Balcad

Ciidamada NISA oo howlgal ka fuliyay degaanno hoostaga degmada Balcad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In