Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda wax barata Jaamacadaha Gobolka Banaadir oo loo soo gabo gabeeyay aqoon kororsi ku saabsan cilmiga Diiniga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Ardayda wax barata Jaamacadaha Gobolka Banaadir oo loo soo gabo gabeeyay aqoon kororsi ku saabsan cilmiga Diiniga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan  oo socday muddo afar maalin laguna baranayay  qaar ka mid ah  kitaabada  Cilmiga Diiniga ah sida  Tafsiirka Quraanka Kariimka, Kitaabada Axaadiista iyo sidii loogu Dhaqmi lahaa  Diinta  Islaamka ayna ka faa’iideysteen Qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadaha ku yaala  Gobolka Banaadir ayaa loogu talagalay in ardayda laguy baraarujiyo ahmiyadsiinta culuumta Diiniga ah.

Tababarka oo Muqdisho lagu qabtay ayaa Dhamaadkiisa waxaa shahaadooyin  iyo Abaalmarino lagu guddoonsiiyay aradayda ka faa’iideystay

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxa siminaarka Sheekh Isxaaq Aadan Isxaaq ayaa sheegay in siminaarkan uu ahmiyad weyn u leeyahay ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwii ka faa’iideystay.

Madaxa Mu’asasada ASAFA ee gobolka banaadir  Sheekh Xasan Isxaq  ayaa ku booriyay  arday ka faa’iideysatay siminarka in ay sii gudbiyaan waxa ay ka barteen oo ay uga faa’iideeyaan bulshada aan nasiibka u yeelan fursadan oo kale.

Sheekh Cali Nuur Xoogsade ayaa sheegay in ahmiyadoodu ay tahay in ay soo saaraan bulsho ka dhisan cilmiga maadiga iyo Diinta intuba.

Guddoomiyaha Guud ee Muasasada Sheekh Cabdicasiis Cali Xasan ayaa kula dar daarmay ardayda ka faa’iideysatay  siminaarka inay ku dhaqmaan  waxa ay barteen.

Previous Post

Shir looga hadalyay mashaariicda horumarineed ee Dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

Next Post

Ciidanka gaarka ah ee DANAB  oo Howlgalo ka sameeyey qeybo kamid ah Gobollada Jubbooyinka “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka gaarka ah ee DANAB  oo Howlgalo ka sameeyey qeybo kamid ah Gobollada Jubbooyinka “SAWIRRO”

Ciidanka gaarka ah ee DANAB  oo Howlgalo ka sameeyey qeybo kamid ah Gobollada Jubbooyinka “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In