Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo Dad Shacab ah ku dilay Gobalka Mudug

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad   ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Bay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen labo qof oo shacab ah sidoo kalana ay dhaawac u gaysteen ilaa iyo Saddex ruux oo kale.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Argagixisada Al-Shabaab ayaa dadkaan rayid ah Gaari ay saarnaayeen waxay u galeen inta u dhaxaysa deegaanada Caad iyo Camaara oo hoostaga degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug.

Dadka deegaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in sidoo kale Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay wali afduub ahaan u haystaan 10-qof oo kale iyo Gaarigii ay saarnaayeen.

Arrintaan ayaa imaanaysa iyadoo shalay ilaa iyo xalay dagaal xoogan uu maleeshiyada Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ku dhexmarayay deegaanka Caad ee Gobalka Mudug.

Dagaalka ayaa ka danbeeyay ka dib markii Argagixisada Al-Shabaab ay ku amreen dadka deegaanka inay keenaan Caruurtooda si loo dagaal galiyo iyo inay bixiyaan lacago Baad ah, hayeeshee amaradaas ka yimid maleeshiyada ayaa waxaa ka soo horjeestay oo diiday dadka shacab ah.

Previous Post

Guddoomiye yariisoow oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya-(Sawirro)

Next Post

Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo dib loo hawlgeliyay “SAWIRRO”

Next Post
Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo dib loo hawlgeliyay “SAWIRRO”

Machadka Isgaarsiinta Qaranka oo dib loo hawlgeliyay "SAWIRRO"

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In