Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixisada Al-Shabaab oo dad shacab ku weeraray Magaalada Bacaadweyn

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay weerarkii arggagixiso ee xalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda arxan lawayaasha ah ee Al-Shabaab ayaa markale ay ku caddaatay inaysan wax texgelin ah u haynin Soomaalinimada iyo nolosha dadka Soomaaliyeed kadib markii weerar fuleynimo oo maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen qoys Soomaaliyeed oo gaarigooda ku dhex jira, iyaga oo u adeegsaday dilka qoyska qarax.

Weerarkan lagu beegsaday qoyska aan waxba galabsan ayaa ka dhacay meel u dhaw magaalada Bacaadweyn ee ka tirsan dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, halkaasoo ay Ciidanka Qaranka iyo bahwadaagtooda gadaal uga cayriyeen dhawaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cismaan Dubbe ayaa cambaareeyey faldambiyeedkaa bahalnimada ah, isla markaana amaanay horumarka ay ka sammeynayaan ciidamada Qaranka dagaalka ka dhanka ah argagixisada,.

Wasiirka ayaa ku boorriyey Ciidanka Qaranka inay sii labalaabaan hawlgallada ay ku difaacayaan dadka Soomaaliyeed ee shacabka ah.

Previous Post

Al-Shabab Attack Civilian family in Bacadweyn Town

Next Post

Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug oo shaaciyay xilliga la qabanaayo doorashada Aqalka Sare

Next Post
Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug oo shaaciyay xilliga la qabanaayo doorashada Aqalka Sare

Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug oo shaaciyay xilliga la qabanaayo doorashada Aqalka Sare

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In