Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Argagixiso Al-Shabaab ah oo lagu dilay Dagaal ka dhacay Daynuunay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalkaan ayaa khasaaro badan waxaa loogu gaystay Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab, ka dib markii ay isku dayeen inay weeraraan deegaanka Daynuunay ee Gobalka Baay.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in ciidanka dowladda ay heegan ku jireen taasinay suurtalisay in si deg deg ah looga hortago dhibaatadii maleeshiyadaan ay la maaganaayeen inay ka gaystaan deegaankaas.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa sheegay inay jiraan Argagixiso ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay dagaalka ka dhacay Daynuunaay laakiin tirada khasaraaha ay dib ka faah-faahin doonaan.

Wararka ka imaanaya Deegaanka Daynuunay oo ku yaala Bariga magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Maleeshiyadaan ay kala firxadeen ka dib markii laga hortagay dhibaatadii ay la maaganaayeen shacabka.

Ciidanka xoogga dalka ayaa xili kasta u taagan difaaca shacabka Soomaaliyeed, iyadoo dhanka kale Argagixisada Al-Shabaab hadafkooda ugu wayn uu yahay Laynta iyo Boobka Dadka Soomaaliyeed.

Previous Post

Argagixisada Al-Shabaab oo dhac iyo Qafaal ka gaystay Xarardheere

Next Post

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga.

Next Post
Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga.

Soomaaliya iyo Japan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga.

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In